Madaxwayne waa mahadsantahay, Wasiirad Adiguna mahadsanid shaqo adag baad bulshada uhaysaa ilaahay hakuu fududeeyo, Gabdhahayaga quruxda badanow waxaatihiin sharaftayadii Farxadiina iyo Qosolkiinu waxay iftiin utahay dhamaan dhulwaynaha puntland Idinkoo miisaanka intaas le,eg leh in la idinku eedeeyo Rabshad,amnidaro iyo Qalalaase waa ayaandaro, Hooyooyin,Walalayaal eedooyin,Habaryaro, ilaali sharaftaada,Sharaftayada,iyo Tan dhulwaynaha puntland💙🙏