Dhamaan ehelka iyo asxaabtaydaba waan leeyahay waan nabad iyo cafimaadba qabaa Ilaahay kolkuu yidhaahdo oo ay taydu gaadho unbaan dhiman. e geeridayda hadad wax ku helaysan iska suga maalintayda waaba hadad Iga dambaysaane Waxaa ayaantanba baraha bulshada siiba barta tiktoka dhex waregayay sawiradayda oo tacsi la so dul sarayay ama geeridayda aniga oo nool cafimadna qaba dadkuna aad iso waydinayeey marka qoralkan waxaa igu kalifay Arinkaas oo so noq noqday oo Aniga waxba iga dhimi mayse dadka ehelka ah siiba Alla hadayee waalidkay iyo walalahay oo kolba markay arkaan waxaa been abuurka ah naxdin iyo huqdi ku tahay Marwalba ana sowici awadood ayaan uso qatay qormadam kooban Marka dadka nocaas ah ee viyuus ku raadin qof nool geeridii e halkaa waxka kaleem waxan leyahay walalayaal cid waxba ku yeeli maysan marka laga yimaado dad waalidka ah ee laga nixinayo Umada aad wada laynaysaan ee xaga afkaa ka daa dad baa ka naxayee Taalanti kale la imaada oo tacsida benta ah aan ahayn