Kyra

Dayax Dalnuurshe

SO
en
Followers
2.5m
Average Views
1.4m
Engagement Rate
4.8%
Loading...
Performance
Related Profiles
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: moobleen cusmaan ❤️
moobleen cusmaan ❤️
1.0m
2.19%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: gaaljacel samow !!
gaaljacel samow !!
919.4k
2.66%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok
736.6k
2.02%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: sidaa
sidaa
798.7k
3%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: 😍
😍
590.8k
2.42%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: ❤️
❤️
526.6k
2.29%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: shiikhaal & saleybaan !!
shiikhaal & saleybaan !!
504.4k
3.3%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: Qeybta aan uga jiro flimka shabakada, What a pleasure 😍
Qeybta aan uga jiro flimka shabakada, What a pleasure 😍
4.0m
9.45%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: Waa mahadsantihiin dhamaan umada Muslimka ah ee soomaaliyeed ee kasoo qeybgalay ducadii maanta & quraan akhriskii aan u sameynay xaaskeyga farhia kheyr Allah idin siiyo, Dhamaan weey mahadsanyihiin dhalinyaradii abaabushay isku imaatanka oo uu ugu horeeyo waziirka dhalinyarada Wallalkey mohamed bare gudoomiye jaambion & Wallalkey Ismail aarka,  Jazaakallah idinkoo isku duuban,
Waa mahadsantihiin dhamaan umada Muslimka ah ee soomaaliyeed ee kasoo qeybgalay ducadii maanta & quraan akhriskii aan u sameynay xaaskeyga farhia kheyr Allah idin siiyo, Dhamaan weey mahadsanyihiin dhalinyaradii abaabushay isku imaatanka oo uu ugu horeeyo waziirka dhalinyarada Wallalkey mohamed bare gudoomiye jaambion & Wallalkey Ismail aarka, Jazaakallah idinkoo isku duuban,
2.6m
10.3%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: Wlhi dadaal kaste & awood kaste oon lahaa Waanku bixiyay inaad noolaato balse Allah kaliya ayaa iga awood badiyay waanan ku ceshan Kari waayay😭💔 Waxaad iiga tagtay duni eey wanaagsaneed inaan hortaa ka tago oo aan marna fileyn xaaladaan eey maanta dhimashada ii dhaanto oo aan aaminsanhy garabkaaga & awoodaada aan dhabta ugu tiirsanaa inaan meel kale oon ka heli doono eeysan jirin,  Waxaad ii aheyd udub dhaxaad iyo dhiiranaan marka cid kaste isoo xumeyso aan dhabteeda ku ooyo kadibna si fudud iiga caawisa kadibne saacad kale aan xaalad ku jirin, Wexeey ii tahay maalin madow oo aan culeeskeeda qaadi karin maskax ahaan & jir ahaanba balse tan kaliya ee maanta i celineysa ayaa ah inaan ane hodan cidleyn karin hooyo & aabe isku noqday xil culus baad iiga tagtay ma aqaan sida aan hodan uga dhaadhicin doono hooyo mar dambe arki meyno balse Allah ayaan naxariistiisa weeydiisanayaa inuu noo fududeeyo dhibtaan aan galnay ee mugdiga noo horseeday adne imaba maqleyside balantii aan horay kaaga qaaday ee ah xitaa hadaad iga hormarto inaan hodan dayici doonin waa sideedii aniga ayaana gacanteyda ku korin doona inta aan noolahayna daqiiqad ma arki doonto dhib & culees inshallh💔 Waankuu duceeyay sida aan raali kaaga noqdayna allah raali kaaga noqay oo janadiisa macaanta badan kugu irsaaq xaaskeyga wanaaga badneedeey, Imtaxiinkii dunida & xanuunkiisaba waad u samirtay waxaan rajeynayaa inaad maanta miraha janada ku gurato samirkaaga hore, Duni aan macaan ku dareemeyn oon wax kaste oon qabto iyo tilaab kaste oon qaado intaan farhia u sheego leey dhaheen nin karti badan baa tahay ee ku soco baan joogaaye waa uun iska noolaan inta mowdu iiga imaanaayo😭💔 Cid kaste oo tacsidaan & maalinkaan mugdiga ah ila qeybsatay hal hal uma kala gaaro balse waxaan idin leeyahay qalbiga idinka ogsooni ehel asxaab family madax & soomaali weynba, My first love and last, janada iigu waar🥹🙏🏽
Wlhi dadaal kaste & awood kaste oon lahaa Waanku bixiyay inaad noolaato balse Allah kaliya ayaa iga awood badiyay waanan ku ceshan Kari waayay😭💔 Waxaad iiga tagtay duni eey wanaagsaneed inaan hortaa ka tago oo aan marna fileyn xaaladaan eey maanta dhimashada ii dhaanto oo aan aaminsanhy garabkaaga & awoodaada aan dhabta ugu tiirsanaa inaan meel kale oon ka heli doono eeysan jirin, Waxaad ii aheyd udub dhaxaad iyo dhiiranaan marka cid kaste isoo xumeyso aan dhabteeda ku ooyo kadibna si fudud iiga caawisa kadibne saacad kale aan xaalad ku jirin, Wexeey ii tahay maalin madow oo aan culeeskeeda qaadi karin maskax ahaan & jir ahaanba balse tan kaliya ee maanta i celineysa ayaa ah inaan ane hodan cidleyn karin hooyo & aabe isku noqday xil culus baad iiga tagtay ma aqaan sida aan hodan uga dhaadhicin doono hooyo mar dambe arki meyno balse Allah ayaan naxariistiisa weeydiisanayaa inuu noo fududeeyo dhibtaan aan galnay ee mugdiga noo horseeday adne imaba maqleyside balantii aan horay kaaga qaaday ee ah xitaa hadaad iga hormarto inaan hodan dayici doonin waa sideedii aniga ayaana gacanteyda ku korin doona inta aan noolahayna daqiiqad ma arki doonto dhib & culees inshallh💔 Waankuu duceeyay sida aan raali kaaga noqdayna allah raali kaaga noqay oo janadiisa macaanta badan kugu irsaaq xaaskeyga wanaaga badneedeey, Imtaxiinkii dunida & xanuunkiisaba waad u samirtay waxaan rajeynayaa inaad maanta miraha janada ku gurato samirkaaga hore, Duni aan macaan ku dareemeyn oon wax kaste oon qabto iyo tilaab kaste oon qaado intaan farhia u sheego leey dhaheen nin karti badan baa tahay ee ku soco baan joogaaye waa uun iska noolaan inta mowdu iiga imaanaayo😭💔 Cid kaste oo tacsidaan & maalinkaan mugdiga ah ila qeybsatay hal hal uma kala gaaro balse waxaan idin leeyahay qalbiga idinka ogsooni ehel asxaab family madax & soomaali weynba, My first love and last, janada iigu waar🥹🙏🏽
7.3m
7.64%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: Please iigusoo duceeya🙏🏽
Please iigusoo duceeya🙏🏽
7.3m
4.83%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: 🔥
🔥
4.8m
2.83%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: aroosad & fanankeeda ❤️
aroosad & fanankeeda ❤️
2.9m
3.03%
A post by @dayahdalnuurshe on TikTok caption: 🔥
🔥
1.7m
2.52%

start an influencer campaign that drives genuine engagement