Xqq aniga murugba isma aragno sbbto ah hwaxan haysta dad jecel marwalba farxadeyda ka taliya, hdan aniga murugodone way murugonayan. In qof la tagero qimaheda wan arkay waliba si dhab u arkay wlhi malinkan arkay wiil itagera waliba siqalpiya indhahayga ilinta ceshan waysey malinkas aminey in kumanan asaga oo kale itaagera inay jiran. Dadka murugta iga ilaaliyo waa adinka dadkale ma ahn wlhi waa idin jeclahay
#fyp #somalitiktok #CapCut #kingbiriq