Kyra

Mohamud Abshir

SO
en
Followers
27.2k
Average Views
955.0
Engagement Rate
2.8%
Loading...Loading...
Related Profiles
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: youtubeka profileka saaran aan idinka arko #challenges_tiktok #foryou #tiktok #Ramadan
youtubeka profileka saaran aan idinka arko #challenges_tiktok #foryou #tiktok #Ramadan
663.0
4.37%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: imisa ayuu jiray.nabi nuux cs markuu geeriyoday ?#suaalodiiniah #xikmad #Ramadan #capcut #tiktok #capcut #foryou #challenges_tiktok
imisa ayuu jiray.nabi nuux cs markuu geeriyoday ?#suaalodiiniah #xikmad #Ramadan #capcut #tiktok #capcut #foryou #challenges_tiktok
851.0
4.23%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: suaalo diini ah |sheeg imisa mar ayaa quraankaagu sheegay magaca mohamud 😢#Ramadan #foryou #tiktok #capcut #foryou #xikmad #suaalodiiniah
suaalo diini ah |sheeg imisa mar ayaa quraankaagu sheegay magaca mohamud 😢#Ramadan #foryou #tiktok #capcut #foryou #xikmad #suaalodiiniah
1.4k
10.51%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: imisa xisbi weeye Quraanku ?#suaalodiiniah #Ramadan #erayojaceyl❤💯 #foryou #tiktok #challenges_tiktok
712.0
5.62%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: suaalo diini ah | imisa jeer ayaa quraanka lagu sheegay nabi muuse cs 🔗🎵 #xikmad #suaalodiiniah #Ramadan #challenges_tiktok #foryou
suaalo diini ah | imisa jeer ayaa quraanka lagu sheegay nabi muuse cs 🔗🎵 #xikmad #suaalodiiniah #Ramadan #challenges_tiktok #foryou
626.0
8.31%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: Sidee Lacag Looga Sameeyaa Crypto Currency? Muddo maku wareertay lacagaha loo yaqaan Crypto Currency? waxaan rabaa inaa waxyaabo badan oo aadku wareersanayn inaan faham kaaga siiyo qoraalkan hoose, waxaana jeclahay inaadka faaiidi doonto insha allah. Waa maxay crypto currency ? Lacagaha la yiraahdo crypto waa lacago cusub oo hadda addunyada kusoo kordhay , lacagahaas maahan dollar caadiga ah oo warqad ah, dahabkii la yaqiinayna maaha , waxaa la yiraahdaa Digital Currencies. Digital currencies : micnaheedu waa lacag walba oo u shaqaysta qaab electronic ahaan ah, waaxaadna ubaahantahay si aad u isticmaasho lacagahaan qalabka korontada ku shaqeeya sida computers, mobiles iwm. Lacagahaas waxaa looga maarmay taakooyinkii ay bank-yadu ku hayn jireen dadka lacagta haysta taas oo ahayd in markad lacag bankiga dhigato aadan isla markiiba ka heli karaynin, sidaas daraadeed waa lacagta la rajaynayo in addunku u guuro si qof walba lacagtiisa xor ugu noqdo markuu rabana u helo. 3 Qab Oo Lacag Looga sameeyo suuqa Crypto currency. Qaababkaan waa qaababka ugu waa weyn ee lacag looga sameeyo suuqa cyrpto Qaabka 1aad:Maalgashiga / investment-ga crypto currency Waa qofku inuu maalgashto lacagtiisa uu haysto, dad badan oo waxaa jira lacagahooda ku haysta bank-yada, $1 hadaad bank-ga dhigato maanta ,10sano kadib waxaa ku yaal 1kii dollar, laakin caalamku hadda wuxuu sameeyay maalgalin inaad lacagtaadii maalgashato, lacagahaan crypto currency-ga ah waxaa ugu caansan lacagta loo yaqaan Bitcoin, bitcoin halka xabo 2012 wuxuu joogay $1, maantana halkii xabo wuxuu marayaa 72,000 oo dollar, kawaran qofkii 2012 gadan lahaa 1,000 xabo oo ah Bitcoin, maanta wuxuu haysan lahaa 1000*72,000= $72 million, waxaadna saas ku tahay qani, lacagta intaas le’eg kama samayseen mushahaar aad qaadatay, wax aad meelka dhigatay , sidoo kale lacagtaan uma dhididin uma kalihin, umana aadin shaqo aadan ku qanacsanayn, kaliya waxaad samaysay computerka aayaad furatay kadibna waad maalgashatay kadibna waad isku laabtay, mudo yar ka dibna maal qabeen ayaad noqotay, waxaana jira dad uu maalqabaneen ka dhigay suuqaan Crypto currency iyagoo aan u dhibtoon. 👇👇 kasoo dhamayso website link profile-ka saaran #crytocurrency #lacagahaonline #lacagtalagasameeyokhadka
Sidee Lacag Looga Sameeyaa Crypto Currency? Muddo maku wareertay lacagaha loo yaqaan Crypto Currency? waxaan rabaa inaa waxyaabo badan oo aadku wareersanayn inaan faham kaaga siiyo qoraalkan hoose, waxaana jeclahay inaadka faaiidi doonto insha allah. Waa maxay crypto currency ? Lacagaha la yiraahdo crypto waa lacago cusub oo hadda addunyada kusoo kordhay , lacagahaas maahan dollar caadiga ah oo warqad ah, dahabkii la yaqiinayna maaha , waxaa la yiraahdaa Digital Currencies. Digital currencies : micnaheedu waa lacag walba oo u shaqaysta qaab electronic ahaan ah, waaxaadna ubaahantahay si aad u isticmaasho lacagahaan qalabka korontada ku shaqeeya sida computers, mobiles iwm. Lacagahaas waxaa looga maarmay taakooyinkii ay bank-yadu ku hayn jireen dadka lacagta haysta taas oo ahayd in markad lacag bankiga dhigato aadan isla markiiba ka heli karaynin, sidaas daraadeed waa lacagta la rajaynayo in addunku u guuro si qof walba lacagtiisa xor ugu noqdo markuu rabana u helo. 3 Qab Oo Lacag Looga sameeyo suuqa Crypto currency. Qaababkaan waa qaababka ugu waa weyn ee lacag looga sameeyo suuqa cyrpto Qaabka 1aad:Maalgashiga / investment-ga crypto currency Waa qofku inuu maalgashto lacagtiisa uu haysto, dad badan oo waxaa jira lacagahooda ku haysta bank-yada, $1 hadaad bank-ga dhigato maanta ,10sano kadib waxaa ku yaal 1kii dollar, laakin caalamku hadda wuxuu sameeyay maalgalin inaad lacagtaadii maalgashato, lacagahaan crypto currency-ga ah waxaa ugu caansan lacagta loo yaqaan Bitcoin, bitcoin halka xabo 2012 wuxuu joogay $1, maantana halkii xabo wuxuu marayaa 72,000 oo dollar, kawaran qofkii 2012 gadan lahaa 1,000 xabo oo ah Bitcoin, maanta wuxuu haysan lahaa 1000*72,000= $72 million, waxaadna saas ku tahay qani, lacagta intaas le’eg kama samayseen mushahaar aad qaadatay, wax aad meelka dhigatay , sidoo kale lacagtaan uma dhididin uma kalihin, umana aadin shaqo aadan ku qanacsanayn, kaliya waxaad samaysay computerka aayaad furatay kadibna waad maalgashatay kadibna waad isku laabtay, mudo yar ka dibna maal qabeen ayaad noqotay, waxaana jira dad uu maalqabaneen ka dhigay suuqaan Crypto currency iyagoo aan u dhibtoon. 👇👇 kasoo dhamayso website link profile-ka saaran #crytocurrency #lacagahaonline #lacagtalagasameeyokhadka
38.1k
3.9%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: Qoftaadi Hore Hadaad U xiisto Maku Laaban lahaYd ? #amiinyare #hospiralkacumardhuule
Qoftaadi Hore Hadaad U xiisto Maku Laaban lahaYd ? #amiinyare #hospiralkacumardhuule
839.0
6.44%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: #CapCut #somalitik #foryou #ciidmubarak #suaalodiiniah #somali 6#xariiraxmed  031💘 | Hablaha garowe ku nool |hablaha suuriya ku nool
#CapCut #somalitik #foryou #ciidmubarak #suaalodiiniah #somali 6#xariiraxmed 031💘 | Hablaha garowe ku nool |hablaha suuriya ku nool
1.4k
10.01%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: weligaa ma akhrisayy fariimo waa hore ahaa adoo nafiska doonaYa🥲😆
weligaa ma akhrisayy fariimo waa hore ahaa adoo nafiska doonaYa🥲😆
1.1k
6.38%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: #CapCut I made this amazing video with CapCut. Open the link to try it out: capcut.com/tools/desktop-video-editor
#CapCut I made this amazing video with CapCut. Open the link to try it out: capcut.com/tools/desktop-video-editor
514.0
4.67%
A post by @moha_pro9 on TikTok caption: #CapCut I made this amazing video with CapCut. Open the link to try it out: capcut.com/tools/desktop-video-editor
#CapCut I made this amazing video with CapCut. Open the link to try it out: capcut.com/tools/desktop-video-editor
355.0
4.51%

start an influencer campaign that drives genuine engagement