Arooskani Wuxuu Ka Dhacay Djibouti Waxa Aad Iisoo Jiitay Sida Uu Caruusku Ugu Faraxsan Yahay Marwadiisa Farxadana Ula Wadaagayo Sidoo Kale Waxa Aad & Aad Aan Ula Tacajabay Luuqda & Laxanka Fanaanka Weyn Ee @Qamar Suugaani Ku Farayaraystay Waad Dareemaysaa In Uu Xoog & Xeeladba Ula Tagay Heesta Hibo Uu Leeyahayna Kugu Tusayo Siiqda Iyo Jiibtaba 😁✋️