"Qof walba wuxuu wataa sheeko qarsoon... mid dhaawac leh, mid murugo leh, mid xanuun ku qarsan. Waxaa laga yaabaa inaad dareento cidlo, lagaa fahmi waayo, ama aad la kulanto culeys aysan cidna garaneyn. Laakiin weli waad taagan tahay. Naf walba waxay leedahay maalmo mugdi ah - adiguna waad ka gudbi doontaa." "Murugadu maaha daciifnimo. Waa markhaati cadeynaya inaad qalbi leh tahay. Qalbigu wuu jabaa, haddana wuu bogsadaa. Noloshu mararka qaar waxay kaa qaadaa farxad si ay kuu baro qiimaha rajo."
#queensihaam