ุฅุงููุงููู ูุงููุง ุงูููู ุฑุงุฌุนูู. ุงู ููู ู
ุง ุงูุฎุฐ ููู ู
ุง ุงุนุทู . Waxaa nafteyda, Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan dhaqanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed uga tacsiyeenayaa geerida ku timid Ugaas Cabdi Dahir Ugaas Nuur oo ku geeriyooday Magaalada Mugdisho,Ugaaska Waxuu ahaa nabadoon qeyb ka ahaa Dib u dhiska Dalka iyo Dadka , doorna ku lahaa nabada iyo dib u heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed. Waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay ee reer Ugaas , waxaana leeyahay sabar jamiil ah Allaha naga siiyo dhammaanteen. Raxmadiisa iyo Raali Ahaanshahiisa ilaahey ha Siiyo. ูุณุงูู ุงููู ุงูู ูุฌุนูู ู
ุน ุงูุณูุฑุฉ ุงููุฑุงู
ุงูุจุฑุฑุฉ ู
ู ุงููุจููู ูุงูุตุฏูููู ูุงูุดูุฏุงุก ูุงูุตุงูุญูู ูู ุงููุฑุฏูุณ ุงูุงูุนูู ู
ู ุงูุฌูุฉ ุงููู ููู ุฐูู ููุงุฏุฑ ุนูููุ ูุงูู ูู
ู ุนูู ูุฐู ุงูุงูู
ุฉ ุจุงูู
ุซุงููุ ุงููู ุณู
ูุน ูุฑูุจ ู
ุฌูุจ. ุงูููู
ูุง ุชุญุฑู
ูุง ุงูุฌุฑู ููุง ุชูุชูุง ุจุนุฏู ูุงุบูุฑ ููุง ููู ููุฌู
ูุน ุงูู
ุณูู
ูู ูุงูู
ุณูู
ุงุช ุงูุฃุญูุงุก ู
ููู
ูุงูุฃู
ูุงุช ุจุฑุญู
ุชู ูุง ุฃุฑุญู
ุงูุฑุงุญู
ูู.@X A A W O D E G A N ๐ธ๐ด @Abdiwali Omar โช @โ
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ @N๐ฆ @Truck driver Somali girl ๐จ๐ฆ