Ciyaartoyada akadeemiyada STAR BOYS Ac oo bilaabay tababaro oo ay iskugu diyaarinayaan tartamada bisha barakeysan ee
#Ramadaan ka bilaaban doonno garoomada ugu caansan ee magaalada Mogadishu, waxaanna rajeyneynaa in aan sannadkan wax badan ka keeni doonno insha ALLAH