Kyra

We care πŸ“ŠπŸ“šπŸ“–πŸ’°πŸ‹οΈβ€β™€οΈ

DE
de
Followers
39.1k
Average Views
333.0
Engagement Rate
2.7%
Loading...
Performance
Related Profiles
A post by @wecaremoney on TikTok caption: Hdi aad tahayqof dhalinyaro ah fadlan waqtigaaga kafaideso o Naftaad ku maalgeli ! Haku fekerin kana ku nolaatid Baryo iyo Shaxaad amaba xamaaliπŸ“ŠπŸ“ˆπŸ’΄πŸ“š#somalitiktok #millionaire #muqdisho #horumar #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ ##somaliland #puntlanderπŸ‡ΈπŸ‡±
Hdi aad tahayqof dhalinyaro ah fadlan waqtigaaga kafaideso o Naftaad ku maalgeli ! Haku fekerin kana ku nolaatid Baryo iyo Shaxaad amaba xamaaliπŸ“ŠπŸ“ˆπŸ’΄πŸ“š#somalitiktok #millionaire #muqdisho #horumar #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ ##somaliland #puntlanderπŸ‡ΈπŸ‡±
504.0
10.14%
A post by @wecaremoney on TikTok caption: Dhalinyaroooy kaca dedaala wax Barta, Habkiina kor uqaada . Insha allh Maalmaha sosocda waxan so gudbindoona bilaabida iyo so bandhiguda Fursado ganacsi, maalgashi iyo habab badan o waxku oola lacagna lagu sameynkara. Fadlan Nagusoobiir o noqo mid naftiisa HorumariyaπŸ“ŠπŸ“ˆπŸ“šπŸ’΄ #somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #money #business #america #somali
Dhalinyaroooy kaca dedaala wax Barta, Habkiina kor uqaada . Insha allh Maalmaha sosocda waxan so gudbindoona bilaabida iyo so bandhiguda Fursado ganacsi, maalgashi iyo habab badan o waxku oola lacagna lagu sameynkara. Fadlan Nagusoobiir o noqo mid naftiisa HorumariyaπŸ“ŠπŸ“ˆπŸ“šπŸ’΄ #somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #money #business #america #somali
390.0
8.97%
A post by @wecaremoney on TikTok caption: Dhalinyarow dalkeena o keliya ma burburin waxa burburtey xadaaradeeni, aqiinteeni, caqligeeni, hab fekerkeenii, waxan ubaahanahy inan si shakhsiyan ah qofwalba hankiisa dhiso dedaalka laba jibaaro, casrigaan waxa ah mid aad ufudud inu qofki dedaala sifudud iyo wakhti aad uyarba u guul kugaarikaro, waxa sifud kuhelikarta fursado boqolaal kun ah o ibilaasha siaad xirfado ubarato ado guriga jooga, isla gurigaagana kushaqeyso, adoon xamaali tegin waqtigaaga iyo locationkaagaba xor u ah . Hadaba Halakaco o dhalinta aduunka an wax la qeybsano.#somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #somali #america #muqdisho #business
Dhalinyarow dalkeena o keliya ma burburin waxa burburtey xadaaradeeni, aqiinteeni, caqligeeni, hab fekerkeenii, waxan ubaahanahy inan si shakhsiyan ah qofwalba hankiisa dhiso dedaalka laba jibaaro, casrigaan waxa ah mid aad ufudud inu qofki dedaala sifudud iyo wakhti aad uyarba u guul kugaarikaro, waxa sifud kuhelikarta fursado boqolaal kun ah o ibilaasha siaad xirfado ubarato ado guriga jooga, isla gurigaagana kushaqeyso, adoon xamaali tegin waqtigaaga iyo locationkaagaba xor u ah . Hadaba Halakaco o dhalinta aduunka an wax la qeybsano.#somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #somali #america #muqdisho #business
364.0
4.94%
A post by @wecaremoney on TikTok caption: Bugaan waxa u bedelaya hab fekerka maskaxdaada aragtida aad kaheysato Nolosha! ilmaha yar iskoolka xadaano ayu kabilaaba, Dugsi Hoose, Dugsi Dhexe, Dugsi Sare , Heer jamacaded . Kudhowaad mudo 12 sano ah ama kabadan ayu kujira wax barasho si aakhirka shaqo u helo! Hadaba Suaasha aya ahβ€œ Maxan wax ubaran? : Jawabta macqulka ah wa inan is anfaco shaqo u helo dadkeyga wax utaro. Mxad urabta inaad ushaqeyso ? : Inan Hanti/lacag sameyo. Iskoolka ama jamacada malagu dhigta sida lacag lagusameeyo? Maya lkn waxa lagu barta sida shaqaale lonoqdo. Hadaba Buugani wuxu kubaraya sitoosa qaabka lacag lo sameeyo adigon ubahnen sytemkan dheer e wax barasho kuna fekerin ina shaqaale ahaato, madaama anu jirin qof dunida hanti kasameyey isago shaqaale ah! Dhamaan dadka manta ugu horeeya xaga dhaqaalaha guud ahaan adunka mahan 90% kuwo dhameystey jaranjarada aya dariiqan wax barasho e dheer.  Wuxu kubaron si xigmadeysan Lacagta iyo sidey kusameysto 4 geesta wareega lacagta! Money cycle, Cashflow, passiv income. Hadaba qofkasta o dhalinyaro ah waxan aad ugu boorin inu buugan akhriyo runti isbedel weyn ayad isku arkin. Fadlan Ciwankan Flow dheho wu ku anficidoona πŸ™πŸΎ #somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #Europa #somali #america #money #business
Bugaan waxa u bedelaya hab fekerka maskaxdaada aragtida aad kaheysato Nolosha! ilmaha yar iskoolka xadaano ayu kabilaaba, Dugsi Hoose, Dugsi Dhexe, Dugsi Sare , Heer jamacaded . Kudhowaad mudo 12 sano ah ama kabadan ayu kujira wax barasho si aakhirka shaqo u helo! Hadaba Suaasha aya ahβ€œ Maxan wax ubaran? : Jawabta macqulka ah wa inan is anfaco shaqo u helo dadkeyga wax utaro. Mxad urabta inaad ushaqeyso ? : Inan Hanti/lacag sameyo. Iskoolka ama jamacada malagu dhigta sida lacag lagusameeyo? Maya lkn waxa lagu barta sida shaqaale lonoqdo. Hadaba Buugani wuxu kubaraya sitoosa qaabka lacag lo sameeyo adigon ubahnen sytemkan dheer e wax barasho kuna fekerin ina shaqaale ahaato, madaama anu jirin qof dunida hanti kasameyey isago shaqaale ah! Dhamaan dadka manta ugu horeeya xaga dhaqaalaha guud ahaan adunka mahan 90% kuwo dhameystey jaranjarada aya dariiqan wax barasho e dheer. Wuxu kubaron si xigmadeysan Lacagta iyo sidey kusameysto 4 geesta wareega lacagta! Money cycle, Cashflow, passiv income. Hadaba qofkasta o dhalinyaro ah waxan aad ugu boorin inu buugan akhriyo runti isbedel weyn ayad isku arkin. Fadlan Ciwankan Flow dheho wu ku anficidoona πŸ™πŸΎ #somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #Europa #somali #america #money #business
382.0
5.77%
A post by @wecaremoney on TikTok caption: Sirtu wa inaadan inadan dhehin” oh waan isku dayey lkn waan sameyn wayey ama wanku guuldarestey” lkn xaqiiqdu wa hadid aad sida ugu fican isku dayi lahed inadan marnaba khasaarin, Habeen Maalin Duhur Galab juhdi maal maskax iyo muruqba hadi aad kubixiso Doonista shay marnaba kuma khasaareyso!  Noqo qof hadafkiisa ka dhabeeya leh akhlaaq iyo Qiyam aan aheyn mid dhiirigashan o keliya.#somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #somali #business #muqdisho
Sirtu wa inaadan inadan dhehin” oh waan isku dayey lkn waan sameyn wayey ama wanku guuldarestey” lkn xaqiiqdu wa hadid aad sida ugu fican isku dayi lahed inadan marnaba khasaarin, Habeen Maalin Duhur Galab juhdi maal maskax iyo muruqba hadi aad kubixiso Doonista shay marnaba kuma khasaareyso! Noqo qof hadafkiisa ka dhabeeya leh akhlaaq iyo Qiyam aan aheyn mid dhiirigashan o keliya.#somalitiktok #horumar #millionaire #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #somali #business #muqdisho
322.0
3.42%
A post by @wecaremoney on TikTok caption: Naguso biira kaalaya Dhalinyarow kala Faideysane wlhi kuma khasaaridontan pagekan hadad kusobiirtaanπŸ“ŠπŸ’΄πŸ“šπŸ“ˆ #somalitiktok #horumar #millionaire #business #muqdisho #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #america
Naguso biira kaalaya Dhalinyarow kala Faideysane wlhi kuma khasaaridontan pagekan hadad kusobiirtaanπŸ“ŠπŸ’΄πŸ“šπŸ“ˆ #somalitiktok #horumar #millionaire #business #muqdisho #dhalinta_maantaπŸ‡ΈπŸ‡΄ #Europa #america
315.0
1.9%

start an influencer campaign that drives genuine engagement