Guriga aniga laigujecelyahay 🙈 Aniga iyo walalkey markan isdagalno abehey always anigu ilajira😩🫶sababtoy tahay dabacadeydu ogyahay qofka in an kuqaldameynin in uu isaga igu qaldamo moye😔 love you baba😩🫶 cimri dher iyo cafimad ayan ilahay kaga baryay. Ameen🤲
#aximasmihrabi #therealqueen👸🏻👑
#somaliproud #samihakhaliil #miha